Sixid Magac iyo Maxaabiis farabadan oo  laga qaaday magalada  dhegax  buur loona dhadhiciyey jigjiga jeel ogaden

waxaa  magalaad  dhagaxa buur  laga siiqaday  maxabiis  farabadan  oo  horay ugu  xidhnaa magalada dhagax buur magalada dhagax buur  ayaaa  waxaa  lasheegayaa  in  jeelashu  buuxan  iyo  xeryaha ciidankuba

dadka  waxaa  kimid  ah  duqii  magaalada  dhagax buur  iyo odayaal  caan  ka ah  magalada iyo waliba ganacasada  yaaal kale

Waxaana kamid ah Magacyadan hoose:

1     Aaden mahamed shiil (xirsi jugux)

2     Labo xidile mahamed

3     Hudle tashed (Sixid Magacan waxa wariyaha ONA ee Dhagaxbuur uu ku qalday magac kale dib ayaa kasoo gali doona markay nasoo gaadhaan magacyada ama wararka dheeriga ah).

4     Buraale 

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay