Gobolka jarar oo uu kufiday xanuunkii Dacuunku
Waxaa dhawan kadilacay qeeb kamid ah gobolka jarar xanuunka dacunka
Saaad wakalada wararka ee ONA horay idiinku sootabisay waxaa ku liday dad iyada oo qaar kalena ay la ildarayeen.
Hadaba wararka saaka naga soogadhay magalada dhagax buur ayaa xaqiijinaya in xanuunkaasi kufiday deegamo cusub waxaan kamid ah
Dagamada yoocale,dusmo,dhagaxtur, milimil iyo deegama kale
Waxa kudhintay xanuunkaas Allaahu-raxamee inta nasoogaadhay magacayadooda oo hoos ku cadyihiin
Ibrahim mursal
Ali ibrahim mursal
Shabcan mursal
Wararkan ayaaa intaa kudaray in uu garab socodo xanuunka looyaqano dasatariya ee laga qaado nafaqa darada in uu saameyey qeeb kamid ah gobolka nogob.
ONA
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.