Waxaa  ladilay  markay taariikhdu ahayd   8/ 4 /2012 nin Magaciisa la odhan jiray

cabdullaahi  dhoodi   c/ qaadir

Odeygan Allaah ha u naxariiste ayaa waxaa lagudiiday magaalada qabridahar  dhexdeeda

waxay ahayd amin  fiid ah waqtigii la dilay. wax siyaasadana lagama daba joogin. waxay u egtahay  khal khal  kujiray  ciidanka cadowga inay sugi waayeen inay hubsadaan  in uu shacab yahay iyo inkale.

Isaga oo socda fiidkii   xaafad magaalada dhexdeeda ah unbay toogteen waxayna ahaa yeen  ciidanka wayaanaha ee tigreega ah kuwii falkaas toogashada ah geestay. waxay aad ugu dhawayd meesha ay kudileen xerada kifladoorka  Ee ciidanka Gumeysiga.

Waxaa lagu sheegay marxuumka inuu ahaa nin xanuun san jiray oo da’ ahaan jira afartan (40).

sidaasi waxaa ONA u sheegay qaraabada marxuunka waxana la aasay marxuun kaas  todobaad kii hore

xataa isla habayn kii aydileen waxay xaafadii uu joogay ay kasoo qabteen gabadh yar oo uu adeer u ahaa oola odhan jiray nimco siyaad dhoodi  oo saddex iyo toban sano jirta

ilaa hadana sidii uxidhan

Hoggaanki Nabadgalyada

waxaa kale  oo   iyana maalmahan magaalada qabridahar laagaga sheekaysan hayay      hogaan kii  nabadgal yada   dagmada qabridahare  oo laxidhay.

ninka lagu magacaabo maxamuud   muxumed cadwaaan (heerame)     oo daba dhilif wayn ahaaa   mudo dheer   laakiin xilka waa dhow loodhiibay    xidhayga maal mahan magaalada aad buu ubadnaa.

ONA


 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay