Dagaalo ka dhacay Gudaha Ogadeniya
CWXO ayaa waxay dhawaanahan ka wadeen hawlgalo ciidan degmooyin ka tirsan dalka . Dagaaladan oo qayb ka ahaa qorshayaal horay loo go’aamiyay ayaaa waxaa cadawga lagu gaadhsiiyay khasaare balaadhan.
CWXO ayaa hawlgalada uu qaado inta badan waxa uu cadawga kaga furtaa saanad ciidan oo kala duwan
Dagaaladaas kuwii ug danbeeyay ee nasoo gaadhay ayaa waxay ka kala dhaceen:
18/4/12 dagaal ka dhacay ceelka Shiniile ee degmada Dhanaan waxa ciidaka cadawga lagaga dilay 1 askari
12/4/12 dagaal ka dhacay Xidhyare oo ka tirsan degmada Garbo waxaa cidanka cadawga lagaga dilay 4 askari waxaana lagag dhaawacy tiro kale
7/4/12 dagaal ka dhacay Quruuruxle oo ka tirsan degmada Xamaro waxaa cadawga lagaa dilay 3 askri.
waxa kale oo jira dhaawac loo gaystay isla maalikaa dagaal ka dhacay xamao waxaa cadawga lagaga dhaawacay 2 askari
waxaa kale oo jira dagaalo mir ah oo aan laga helin wax fahfaahin ah waxaana ka mid ah goobaha ay ka dhaceen
Garloogube, Carro wayne, iyo Fiiq
CWXO waxa uu ku hawlan yahay waxyeelaynta cadawga ku soo duulay dalka Ogaadeenya habeen iyo maalinba iyaga oo lagala daggaalo Joogto ah.
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.