Waxaa dhawaan lagu xidhxidhay qaar ka mid ah degmooyinka  dalka Ogadeniya dad u badan dumar.

Sida caadada u ah cadawga markasta oo ay ciidamadoodu u hawlgalaan deegaanada dalka waxay ku ciqaabaan dad badan  oo aan waxba galabsan

Hadaba  dadkii ugu danbeeyay ee aan helay magacyadooda waxay kala yihiin

       Xidhay  

31/3/12 waxaa lagu xidhay magaalada Fiiq

Raaxo  muxumed   cabdulaahi

Xadiis khaliif maxamed

7/4/12   waxaa lagu  magaalada Xamaro

Raaxo muxumed cabdulaahi

Bishaaro cabdulaahi  cali nuur

Maxabo shaafi maxamed

Xaliimo cabdulaahi  cali nuur

Xabiibo muxumed xaashi

Shugri muxumed xaashi

Maxamed cumar daahir

Dhibaatooyinka uu u gaysto cadawgu dadka ogaadeenya waxay si joogto ah uga dhacaan guud ahaan dalka waxaana inta badan lala beegsadaa dadka tabarta daran ,taasina waxay  ka muuqataa  xabsiyada cadawga.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay