Huda oo ah Xubin kamid ah Ururka OYSU Californiya ayaa kasoo jeedisay Qudbad kulanka Caamka ah ee Socdaalka lagu sameeyo wadooyinka magaalada iyada oo la bayaaminayo ereyga ah Xasuuqa halaga hortago. Hadaba Huda iyo xubno ka socda Ururka dhalinta OYSU  ayaa ka qeyb galay socdaalkan iyaga oo watta Boodhadh ay ku qoranyihiin Ogadeniya Xasuuqa ka jira halaga hortago, Ma ay sugi karaan ee durba haloo gurmado. Iyo iyaga oo Baraya dadyowgi goobta isugu yimid qadiyada Ogadeniya ka fiirso filimkan hoose.

Filimkaas oo muujinaya socdaalki iyo qudbadi Huda  halkan ka fiirso.

Filimkan waxa soo diyariyay qorahay Media.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay