Wararka nagasoo gaadhaya Magaalada Bahar daar ee caasimada Gobolka Amxarada Ayaa Sheegaya In guriga Taliye Katirsan Booliska Itoobiya laga helay 498 Bistooladood oo sharci daro ah.

Taliyaha gurigiisa hubka laga helay ayaa lagu magacaabaa Wubetu Shiferaw, Booliiska ayaa sheegay inay baadhi doonan hubkan sharci darada ah ee meesha loowadayba.

Dhanka kale waxaa daraad magalada Adis Ababa ee Caasimada Taliska Itoobiya lagu qabtay gaadhi Amblaas ah oo Bistooladood oo gaadhi Caasi ah lagusoo qariyay.

Itoobiya ayaa waxaa kusoo badan haya hubka noocyadiisa kala duwan ee sida Qarsoodiga ah wadanka lagusoo galin hayo.

Kala gudbinta hubka noocyadiisa kala duwan iyo lacagaha sida sharci daradaha loola kala wareegayo ayaa sida muuqata waxaa gacan wayn kuleh Hay,adaha Amaanka Itoobiya sida booliska iyo Sirdoonka.

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay