Ogaysiis:Sooyaalka Ogaadeenya iyo Heshisyadii Gumaystayasha ee Saameeyay.

Magan C/laahi Muxumed  (Sheekeeye) u dooda xuquuqda   ahna aqoonyahan  ka faalooda  siyaasada oo ku nool Edmonton-Canada ayaa  martigu  noogu ah IlaysTV Live  2-1-2019-Time 10:AM.

Mudane  Sheekeeye  ayaa  ku soo barbaaray  hooyga  halganka shacabka Soomaalida Ogaadeenya  ee lama-huraanka ah. Sidaas darteed, waxa noloshisha inteeda badan uu ku jiray halganka gobanimo-doonka Soomaalida Ogaadeenya.

Wuxuuna aqoontiisa inteeda badan ku qaaday  wadanka Canada. Wuxuuna badhitaano aqooneed oo kala duwan ku sameeyay sooyaalka Soomaalida Ogaadeenya iyo heshisyadi Soomaalida Ogaadeenya la galeen gumaystayashi reer Yurub iyo kuwo gumaystayashi ku galeen magaca Soomaalida Ogaadeenya iyaga oo aanan kala tashanin Soomaalida Ogaadeenya.

Fadlan la soco xiliga. Saacada: 10:PM  (xiliga Edmonton oo u dhiganta 8:PM  xiliga Jigjiga)  Ilays TV lIVE.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay