Warkasoo Baxay Xafiiska Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa lagu sheegay in shaqada laga erayay Xoghayntii waaxda saxaafada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Billene Seyoum Waxana lagu badalay Nigussu Tilahun oo ahaa madaxa dhaqanka iyo Dalxiiska Kilalka Amxarada.

Billene Seyoum oo laba bilood kahor xilkan loogamacaabay ayaan lagaranhaynin sababta iyada   iyo kuxigeenkeediiba shaqada looga eryay.

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay