Waxaa shir muhiima loogu qabtay tuulada Cadalay ee gobalka Qorahay xubnaha ku dhaqan tuulada Cadalay waxaana hada lagu soo gaba gabeeyay shirkii balaadhnaa oo ay isagu yimaadeen xubnaha JWXO ee tuulada cadalay.

Shirkan oo ay soo abaabuleen hawl wadeenka JWXO ee tuulada cadalay ayaa kamid ah shirarka abaabulka ah ee kasocda gobalada, dagmoyinka iyo tulooyinka Ogadeniya ee ay hayaan hawl wadeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya ayaa ah kuwo soo si diiran uga socda gudaha dalka Ogadeniya.

Shirkan ayaa wuxuu gaba gabadii kusoo dhamaaday si guul ah waxaana lagu balamay in lasii laban laabo hawlaha abaabulka ah ee ay wadaan shacabka iyo xubnaha ku dhaqan tuulada Cadelay.

ONA/cadalay

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay