Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Itoobiya Berhanu Tsegaye ayaa sheegay in warqad sooqabasho ah loodiray getajow asafe oo ahaa madaxii Laanta Sirdoonka iyo Nabad Sugida Itoobiya.

Xeer-Ilaaliyaha ayaa sheegay inay maamulka Tigreega kacodsadeen Inay soo xidhaan  fadaraalkana usoo gudbiyaan getajow asafe oo Danbiyo Bini aadaminimada kadhan ah loo haysto, Balse Maamulka Tigreega ee TPLF hogaamiso, ayaa dalabkaas gaashaanka udaruuray,waxba Kama jiraana kutilmaamay.

Khilaafka udhaxeeya Dowlada fadaraalka Itoobiya iyo maamulka Tigreega ayaa cirka iskusii shareeraaya lamana saadaalin karo meesha uuku danbayn doono.

Hoos kadaawo muqaal arintan kusaabsan

ONA.

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay