Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed iyo Madaxwaynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa Maanta  furay Xadka Oumaji-Humera.

Raysal-wasaaraha Itoobiya oo way wehelin hayaan Madaxwaynaha Maamulada Amxarada iyo Tigreega ayaa Xadka utalaabay dhanka Eritrea waxayna halkaas kula kulmeen Madaxwaynaha Eritrea Isaias Afwerki.

Madaxda labada wadan ayaa sheegay in furitaanka Oumaji-Humera ay sahli doonto  isu socda iyo gacansiga labada wadan.

Xidhiidhka udhaxeeya Dalalka Itoobiya iyo Eritarea ayaa soo hagaagaya tan iyo intuu xilka lawareegay Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay