Golaha Wasiirada Itoobiya ayaa maanta meel mariyay sharci cusub oo dib loogu dhisayo Gudiga Doorashooyinka Itoobiya ee,National Electoral Board of Ethiopia, (NEBE)

Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud Itoobiya ayaa soodiyaariyay sharciga dib loogu habayn hayo Guddiga Doorashooyinka Itoobiya.

Axsaabta siyaasada Itoobiya ayaa maalmahan shirku lahaa magalada Adis Ababa waxayna ka Arinsan hayeen qaabkii doorasho xor iyo xalal ah looqaban lahaa.

Xeerka dib loogu dhisayo Gudiga Doorashooyinka Itoobiya ee maanta Golaha Wasiiradu ansixiyeen ayaa loogudbiyay Barlamaanka Itoobiya si,ay u ansixiyaan.

Dowlada Itoobiya ayaa balan-qaaday
in doorasho xor iyo xalal ah dalka kadhici doonto, si siman oo hufanaa loogu wada tartami doono.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay