Sida ay qoreen qaar ka mid ah warbaahinta dalka Kenya, waxaa sare u kacday tirada khasaaraha dhimasho ee ka dhashey weerarkii lagu qaaday hotelka Dusit D2 ee magaalada Nairobi.

Inta la xaqiijiyey dhimashada ayaa la sheegay in ay hadda tahay 21 qof, ayadoo madaxweyne Uhuru Kenyatta uu horey tirada ugu sheegay 14 qof.  Sidoo kale, baraha bulshada dalka Kenya ayaa si weyn loogu hadal hayaa in labo ka mid ah dadkii falkaasi geystay la aqoonsadey inkastoo dowladdu aysan ku dhawaaqin. Sidoo kale, waxaa jirta in dhowr qof loo xidh xidhay falkaasi.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay