Abwaan ka mid ah jaaliyadeena qaaliga ah ee Koonfur Afrika ayaa su’aalo garnaqsi ah u soo gudbinaya dadweynaha Somalida Ogadenya. Gabaygaa cinwaankiisu yahay Dadweynow Siday Daw ku tahay bal i Dareensiiya iyo gabayaga kale oo u dhigma iyo abwaana kale oo isla shirweynihii JOKA ka gabyaya ayaa ku jira.

Halkan ka dhagaysta gabayadaa ay abwaanada Koonfur Afrika ka tiriyeen shirweynihii jaaliyadda JOKA oo dadweynow si fiican dhuux murtida ay xambaarsan tahay.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay