Dawarsigii Gumeysiga oo meeshii u dambaysay maraya – By Xaaji Maxamad

Dhaqaalaha ku baxaya waxaa lagu qiyaasay $4.8 Billion, Xoolahaas Aduunka waa laga waayey cid maalgalisa marka laga reebo Shiinaha oo yidhi waxaan bixinayaa qalab dhan $1.3 billion. Dunida inteeda kale gacmaha iyo indhaha ayaa laga laabtay loomana hayo niyad maalgalin sababtoo ah Itoobiya Hanti badan oo Bank Aduunka iyo haya’adda Lacagaha Aduunka IMF leedahay ayaa ku maqan.12 Dam ayaa la isku dayey 15kii sano ee la soo dhaafay waxbana kama hirgalin kana waa ku kale.

Xukuumada Meles Zinawi waxaa ku dhacay argagax iyo kal carar iyo af-kalaqaad, markii aduunka uu yidhi waa kugu kali. Biya-xidheenkan waxaa iska leh sida ay sheegtay Itobiya Wakaalada Xooga Korantada ee Itoobiya. Waxaa qandaraaskii la bixiyey 31kii Maarso 2011, walina xoolihii lagu dhisi lahaa lama hayo in uu noqdo sidii kuwii ka horeeyey ayayna u badanyahay.

Maqaalkan oo dhamaystiran.

Nin waloowba baadh sababta Location-ka South Africa laguugu dilayo – By Omar jigjiga

Hadaba in Geel la dhaqdaa oo laga baayac-mushtaro ama beerahaa la fasho, kama dhib badna in laga shaqeeyo Location ku yaala South Africa. Geela waa loo guuraa goor habeen ah, waxaad halis u tahay hadaad geel dhaqdo Good,Geed qoofal ah iyo gaadmada Libaaxa. South Africana waxay ku saan go’antahay nolosha noocaas ah ee Geela lagu dhaqo, maxaa yeelay goor xunbaa la shaqeeyaa,Gacan-kudhiigle aan naxaynin oo hubaysana waad is haysaan. Hadaad gaadhi wadatana waxaa garan kara khatarta uu leeyahay nin South Africa Gaadhi kuwadaa. Sida Geela oo kalana adoo goor xun jiifa in lagugu galo way badantahay. Away wadankaad dabeecadiisa iyo dagaalkiisa garan lahayd!!!.

Maqaalkan oo dhamaystiran.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay