Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku tilmaamay sababtii ka dambeysay in la xiro howlaha Mareykanka ay aheyd wakhti lumis.

Trump wuxuu ku adkeystay inuu sii wadi doono qorshaha uu ku doonayo in uu darbi kaga dhiso xadka Mexico. Waxaa uu sidoo kale sheegay in xaalad deg deg ah uu dalka Mareykanka kaga dhawaaqi doono tan iyo inta uu ka xaqiijinayo dhisitaanka gidaarka.

Trump ayaa codsanayay in loo ansixiyo miisaaniyad gaareyso 5.7 bilyan oo doolar sii darbi kaga dhiso xadka koonfureed. Muranka ka dhashay qorshaha darbiga ayaa waxaa uu horseeday in la xiro howlaha dowladda federaalka.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay