Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika (AMISOM) ee dalka Soomaaliya ayaa janaraal Tigabu Yilma Wondimhunegn usoo magacaabay taliyaha guud ee ciidamada AMISOM ee ka howlgala dalka Soomaaliya.

Tigabu Yilma oo Itoobiyaan ah, waxaa uu xilka kala wareegay taliyihii hore ee ciidamada nabad ilaalinta Soomaaliya Jim Beesigye Owoyesigire oo Uganda u dhashay. Munaasabadda xil wareejinta waxaa goob joog ka ahaa madaxa AMISOM Francisco Caetano Madeira.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay