Waxaa hada gudaha magaalada Jigjiga si toos ah uga socda Shir aad ubalaadhan oo ay isugu yimaadeen dhalinta Hiil-qaran oo kamid ah Unugta JWXO ee kadhisan Gobolka Faafan.

Shirkan oo aad ubalaadhnaa waxaa kasoo qayb galay dhalinyaro aad ubadan oo kulabisan calanka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO, kuwaas oo wajiyadooda ay kamuuqatay farxad aad ubadan.

Shirka ayaa kadhacay hoteelka caanka ah ee Green Hotel kaas oo kuyaala badhtamaha magaalada Jigjiga, waxaana shirka si qurux badan udaadihinayay Gudiga dhalinta Hiil-qaran ee ka dhisan magaalada Jigjiga.

Shirka iyo wixii kasoo kordha kala soco Wakaalada Wararka Ogadenia ONA.

ONA Ogadenia.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay