Banaanbaxi ugu tiro badnaa ee Shucuubta kasoo jeeda geeska afrika ay ku qabtaan cariga Ingiriiska ayaa maanta ka dhacay Guriga raisal wasaaraha UK. Sawira badan, warbixino iyo maqal iyo muqaalba leh dib ayaa idinkala soo socodsiin doona.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay