Waxaa maanta magalada Addis Ababa Ee caasimada Itoobiya kulan laba geesood ah kuyeeshay Masuuliyiinta Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) iyo Safiirka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.

kulankan ayaa waxa uu ka dhacay Safaarda Soomaaliya ee  magaalada Addis Ababa Waxayna labada dhinac kawada hadleen Arimo muhiim ah oo ku saabsan iskaashiga guud ahaan ummadda Sooomaaliyeed ee ku dhaqan Geesiga Afrika.

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay