Xaflad Lagu Maamuusayo Heshiiskii Itoobiya & Eritrea oo Hada Addis Ababa Kasocota.
Waxaa hada magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya kasocota xaflad lagu maamuusayo heshiiskii dhex maray dowladaha Itoobiya iyo Eritrea, kaas oo dhawaan dhex maray labada wadan ee dariska ah.
Xafladan ayaa lagu Marti qaaday madax sarsare oo katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO, kuwaas oo lagu wado in ay khudbado dhaxal gal ah kajeediyaan.
Labada wadan ee Itoobiya iyo Eritrea ayaa soo gabagabaynaya Colaad daba dheeraatay oo 20 kii sano ee lasoo dhaafay udhaxaysay labada wadan, taas oo saamayn kuyeelatay guud ahaan gayiga Geeska Africa.
Xaflada Addis Ababa kasocota oo faahfaahsan kala soco Wakaalada Wararka Ogadenia ONA.
ONA.
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.