Waxa uu hada Shir si heer sare ah loosoo agaasimay magaalada Addis Ababa Uga furmay Masuuliyiinta Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) Iyo Hogaaminta Dhaqanka Somali state, oo maalmahan ku sugan magaalada Addis Ababa.

Madaxda JWXO iyo madax-dhaqameedka ayaa kawada hadlay arimo badan oo muhiim ah waxaana kamid ahaa isku duubnida iyo midnimada ummada Soomaaliyeed sidii loo xoojin lahaa.

Madax-dhaqameedka deegaanka iyo Masuuliyiinta ONLF ayaa iswaydaarsaday Talooyin badan oo dhaxal gal ah isla markaana su’aalo badan la iska waydiiyay sidii mustaqbalka midnimo iyo iskaashi buuxa oo loo dhan loo samayn lahaa.

ONA/Addiss Ababa

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay