Gudoomiyaha Hogaanka Diplomacyada & Xafiiska ONLF ee magaalada Adiss Ababa Mudane Hassan Moalin ayaa kula kulmay magaalada Adiss Ababa duqa magaalada Adiss Ababa Enginer Takele uma, gudoomiyaha iyo duqa magaalada ayaa waxay ka wada hadleen arimo muhiima geedi socodka Nabadgalyada, horumarinta, cadaalada iyo dimuqraadiyada.

waxaa kale oo laga wada hadlay siday muhiim u tahay in laga hir galiyo wadanka is badal dhab ah oo saamayn ku yeelan kara qaybaha kala duwan ee bulshada iyo noloshada dadka rayadka ah.

Gudoomiyaha iyo Duqa magaalada Adiss Ababa ayaa waxay isla meel dhigeen in xiligan loo baahan yahay in cadaalada iyo dimuqraadiyadu shaqayso.

kulan ayaa kusoo dhamaaday si guul ah waxaana la isugu imaan doonaa kulamo kale oo muhiim ah.

ONA/Adis Ababa.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay