MAGAALADA AWAARE OO LAGU XIDHAY ODAYAAL BADAN

 Wararka naga soo gaadhaya   gobolka jarareed  gaar ahaan magaalad  Awaare ayaa waxay shaaca ka qaadeen in  28/4/2012  lagu xidhxidhay magaalada awaare   odayaal iyo waxgarad kale

Sababta dhabta ah ee loo xidhidhay odayaasha ayaan Ilaa hada cid shaaca ka qaadin . waxaase maalmahan ka socday  magaalooyinka waawayn    xidhxidh  lagula kacayay dad u badan waxgarad.

Ciidamada cadawga ayaa si joogtyo ah u ugaadhsada  dadka hormuudka u ah bulshada  kuwaas oo ay kula kacaan xidhay iyo jidhdil labadaba

Cabdi ibraahim galool

Ibraahin mawliid cumar\

Mawliid xasan xuseen

Aadan faaqid

Cumar good geele

Cawl shugri

Nuur colaad cabdi geele

Cabdi caano nuug muxumed

Axmed muxumed ismaaciil

Khaddar khaliif cabdi geele

Cabdi xasan

Xasan maxamed jaamac

Axmed cabdulaahi bootaan  {dhagacade

Axmded cabdulaahin geel

Ismaaciil xasan kaariye

Cabdi faarax  cagay

28/4/12 waxaa lagu xidhay magaalada   dhagaxbuur

Xaashi maxamed daa’uud

Yuusuf jiciir

Ardo axmed gaad

 Faa’isa duse axmed

Maxamuud guray tuke axmed

Maxamed –deeq duse axmed

27/4/12 dhuxun jidhdil  iyo xadhig loogu gaystay

Muslimo maxamed carab

27/4 /12 waxaa  garaslay jidhdil loogu gaystay

Bashiir maxamed axmed

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay