waxaa hada ka furmay xaflad balaadhan oo lagu dhawaynaayo madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO Magaalada Garbo, waxaana kaso qayb galay dadwayne aad u fara badan oo kamida qaybaha kala duwan ee bulshada.

Xaflada ayaa hada waxaa socda qudbadihii kala duwanaa ee madaxda JWXO waxaana, waxaana si talantaali ah u socda qaybihii kala duwanaa ee xaflada.

Shacabka kasoo qayb galay xaflada ayaa waxaa ka muuqatay wajiyadooda farxad, shacabka magaalada Garbo ayaa waxay ku caan yihiin inay halganka soomaalida Ogaadeniya qayb libaax le ka qaataan.

wararka iyo warbixinada oo dhamaystiran kala soco wakaalada wararka Ogaadeniya ee ONA.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay