Nairobi iyo Ruwayad Cusub bishan 05/05/2012

Waa Riwaayadii Lamagac baxday -Wadani Dhaarsan iyo ONLF lama Weecinkaro- ee hamoogaanin in aad ka qeebqaadato. Waxaa laga dhigi doonaa taariikhda markay tahay 5-5-2012 iyo Nairobi -
Dhalinyarada Ogaadeeniya ayaa looga bartay hal abuur aan kala joogsi lahayn kaas oo marwalba ku cabiraan marxalada uu marayo Halganka Ogaadeeniya.
Waxaana habeenka Riwaayadani ay dhacayso ka qayeb galaya dadweyne kor u dhaafaya ilaa Sedex kun oo ruux kuwaas oo intooda dabadan goostay Tigidadii ay ku gali lahaayeen Riwaayada.
ONA/Nairobi
Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=11182














