Waxaa saaka magalada Godey ee xarunta Gobolka Shabeele ka amba-baxay wafdigii JWXO ee uu hogaaminayay Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Admiral Mohamed Cumar.

Wafdiga JWXO ooo labadii bari ee u dambeeyay kusugnaa xarunta Goblka Shabeele ee Godey, shirar kala duwan iyo kulama gooni gooni ahna layeeshay bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa saaka ubaxay dhankaas iyo Gobolka Afdheer oo ay ugasii gudbi doonaan Gobolada Libaan iyo Dawa.

Wafdiga JWXO ee Saaka ka amba-baxay magaalada Goday ayaa waxaa sagootiyay Ugaas Maxamuud Ugaas Muxumed Ugaas Qani, Waxgaradka magaalada iyo shacabka Magalada Goday oo si heer sare ah usoo dhweeyay wafdiga oo maalmahan magaalada kusugnaa.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay