Shiirkan oo hadda ka socda magaalada Addis Ababa oo lagaga hadalayo arrimo muhiim ayaa la filayaa inuu qaato saacado badan oo doodo kala duwan yeelandoona.

Shirkan ayaa waxaa si wada jir ah u soo qaban qaabiyay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Itoobiya & gudiga doorashada Itoobiya Waxaana kasoo Qayb galay Dhamaan ururada siyaasada Mucaarad & Muxaafadba.

wufuud JWXO oo uu horkacayo Gudoomiyaha Xafiiska Siyaasada iyo Xidhiidhka heer Faderal ee JWXO, Halgame Xasan Aw Macalin ayaa ka qayb galay kaalin muhiim ahna ka qaadanaya kulankan.

Muhiimada ugu wayn ee shirkan ayaa ah dib u eegida shuruucda wadanka u yaala iyo sidii wax looga badali lahaa isagoo la ogsoonyahay in mudadii hada ka horaysay Shuruucda dalku uqaabaysnay Guumayste & Laguumayste.

Wixii kasoo Baxa kala soco Wakaalada wararka Ogaadeenia ee ONA.

ONA / ADDIS-ABABA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay