Waxaa shaley oy tarikhdu kubeegnayd 30-06-2019 kaqabsoomey Deeganka Dadaab Kenya gaar ahan xerada qaxotiga Ifo Sanadguuradii 9aad ee ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenia oo losogabiyo Oysu.

Xaflada wxaa kasoo qaybgalay ergoonyin kaladuwan iyo marti shrf iyo masuuliyiin aad ubadan sida masuliyinta Xeryaha,security iyo Chairman’s ka xeryaha.

Xaflada oo uguhorayn lagufurey wacdi diini ah ayaa kadib waxaa lagudagaley Warbixintii kusaabsanayd guud ahan iyo gaar ahan Oysu xaalkeda Halkaas uu sojediyey Gudomiyaha Faraca Miftaxul-xorriyo Ifo ,,Bishaar Afjar,,

Intaas kadib waxaa warbixin gaar ah kajediyey Gudomiyaha Oysu Ifo Abdirahim Abdullahi Ali (Fanax Oysu) isaga oo kawarbixiyey waxqabadkii Oysu Worldwide iyo Himilooyinka ay rabaan inay gaadhaan.

Intaas kadib Waxaa si toos h loogusodhaweyey Marti shrftii kakala imaatey Xeryaha iyo guud ahanba bariga Africa.

Xaflada ayaa kusoodhamatey jawi farxad iyo raynrayn aaaad oogu dheehantahay.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay