Waxaa la ogaysiinayaa Shacabka Somalida Ogadenia iyo Guud ahaan Soomaaliweyn in Caasimada Wadanka Sweden Stockholm lagu Qaban Doono Shir Xoghayaha Guud Ee Ururka ONLF Mudane Abdirahman Sh Mahdi(Maadeey) Iyo Ku Xigeenka Xoghayaha guud ahna Hogaanka warfafinta ONLF Mudane Ahmed Yassin Sh Ibrahim Kula kulmi doonaan Jaaliyadaha Qarada Yurub Ee Somalida Ogadenia iyo Somaliweyn.

Sidoo kale waxaa garab socota xusida Xafladii Sanaadguuradii 35 Aad Ee  kasoo wareegtay aad aaskii  JWXO.

Taariikhda 03/08/2019
Saacada 18:00 ILA 01:00 Am
Goobta TESTA TRÄFF
STOCKHOLM.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay