Xoghayaha guud ee jabhada wadaniga Xoreynta Ogadenia Dr:Abdirahman Sheekh Mahamed (Madey) oo Socdaal shaqo ku maraya qaarada Norther America ayaa  maanta  gaadhay Magaalada  Edmonton ee caasimada  gobalka  Alberda  ee wadanka Canada.Mudane  Madey  waxaa halkaasi  sidiiran ugu soo dhaweeyay qaybaha kala duwan ee jaaliyda Soomaalida Ogadenia.

Xoghaya Jabhada wadaniga Xoreynta Ogadenia ayaa wax yar kadib  galay  shir saxaafada laga fogeeyay  oo halkaasi ku dhaxmaray wafti uu hogaaminayay  iyo hay’ada caalami ah oo garoonka Magaalada  Edmonton Hotel aan sidaasi uga  fogeen ku sigayay.

faah faahinta shirkaas iyo warar dheeraad ah oo ku saabsan Socdaalka Maadey Xoghayaha ONLF kala soco warar keena danbe.

ONA-Edmonton.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay