Qodobada aan idiin ku hayno barnaamijka RX ee 13.08.2019 waxaa ka mid ah Maleeshiyaadka Liyu Policeka oo laba ruux oo shacab ah ku jidh dilay Magaalada Qabridahare.

General cabdulaahi Mukhtaar iyo Halgame Maxamed Cabdi Yaasiin diirane oo Munaasabada Ciidul Adxada ugu Hambalyeeyey Shacabka.

diyaar garawga Xuska aas aaska Jwxo iyo Shirwaynaha Ururka dhalinyarada oo Magaalooyinka dalka laga dareemayo, waraysiyo ayaan idiin ka haynaa iyo qodobo kale oo xiiso leh.

      1. RX Talaada

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay