Waxaa lagu horqaban doonaa banaanbax balaadhan xarunta barlamaanka Yurub ee Brusles/Belgium horteeda maalinta 21ka June 2012 saacada markay tahay 11:00 – 15:00 xilliga Brussels.

Waxaa dhamaan jaaliyadaha Yurub laga filayaa inay goobtaa joogaan waqtiga si caalamka loo gaadhsiiyo dhibaatada uu gumaysiga Itobiya ku hayo dadka shacabka ah een waxba galabsan gaar ahaan dumarkeena.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay