Waxaa kulan muhiim ah Dagmada Dhooblay kugalay howl-wadeenka Unugta JWXO ee Dhooblay iyo Hogaanka Xidhiidhka Dadwaynaha ee JWXO.

Kulankan oo ahaa mid kala warqaadasho ah ayaa si wayn loogu iftiimiyay meesha aan kanimid iyo meesha aan usocono.

Kulanka ayaa kudhamaaday si guul ah, waxayna howl-wadeenka iyo Hogaanku Isla waafaqeen sare uqaadida howlaha halgan ee kasocda Dagmada Dhooblay.

ONA/Dhooblay.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay