Waxaa Dagmada Godey ee xarunta Gobolka Shabeelle ka anba baxay wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Xafiiska JWXO ee Gobolka Shabeelle, Halgame Cabdulaahi Maxamed Cade (Fujur).

Waftigan ayaa usocdaalay Dagmada Iimay-bari halkaas oo howlo abaabul iyo indha indhayn ay kasoo samayn doonaan.

Gudiga Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa indhawaalaba waday socdaalo ay ku kormeerayaan howlaha halgan ee Gobolka Shabeelle kasocda iyo dareenka shacabka Soomaalida Ogadenia ee Gobolka kudhaqan.

Bishaar Cabdulaahi.
ONA Shabeelle.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay