Wafti Culus oo katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa maanta uruqaansaday dhinaca Gobolka Doollo ee Bariga Ogadenia, halkaas oo ay Howlo Muhiim ah kasoo qaban doonaan hadii Alle Idmo.

Socdaalka Waftiga JWXO iyo wixii kasoo kordha kala Soco Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA).

ONA.

i Kasov

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay