Waxaa Dagmada Galxamudh ee Gobolka Doollo gaadhay Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO), Halgame Cabdiraxaan Sh Mahdi.

Waftigan oo indhawaalaba kujiray Socdaalka Barakaysan ee Guulwade ayaa si diiran loogu soodhaweeyay Dagmada Galxamudh ee Gobolka Doollo.

Waftiga ayaa siiwadan doona socdaalka lagu midaynayo shacabka Soomaalida Ogadenia ee dhibaatooyinku daashadeen.

Socdaalkan oo ahmiyad gaar ah leh kala soco Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA).

Tuuladiid.
ONA Galxamudh.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay