Waftigii JWXO Ee kujiray Socdaalka Guulwade oo saaka xili hore kasoo kicitimay Dagmada Marsin ee Gobolka Qoraxay ayaa hada kunasanaya duleedka Magaalado xuduudeeda Dudun oo Dagmada Galxamudh katirsan.

Odayaal iyo aqoonyahan katirsan magaalada Dudun ayaa Waftiga kaga horyimid duleedka Magaalada, halkaas oo ay kuwada sheekaysanayaan kuna nasanayaan.

Waftiga JWXO ee socdaalka Guulwade kujira ayaa goordhaw gaadhi doona magaalada Dudun hadii Alle Idmo.

Isha kuhay Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA).

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay