Kalfadhigii Golaha Dhexe Ee JWXO oo Guul Kusoo Dhamaaday

Waxaa si guul ah kusoo dhamaaday kalfadhigii Golaha Dhexe Ee JWXO oo mudo 5 bari ah kasocday magaalada Godey ee Xarunta Gobolka Shabeelle.

Shirkan oo ahaa mid siwayn Isha loogu hayay ayaa laga gaadhay guul wayn, waxaana lagu dajiyay qorshayaal waawayn oo ladoonayo in lagu ansixiyo Shirwaynaha JWXO ee maalinta bari ah lagu wado in uu kafurmo Kuliyada Beerada ee Dagmada Godey.

Xubnaha Golaha Dhexe Ee xiligoodii dhamaaday ayaa shirka kasoo baxay iyagoo faraxsan Isla markaana uu kamuuqdo bisayl faro badan.

ONA Godey.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay