Gudoomiyaha Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO Sheekh Maxamed Irashaad oo Wacdi diini ah kasoo jeediyay Shirwaynaha JWXO.

Sheekha ayaa kudheeraaday cabsida Allaah, isagoo dadwaynaha xasuusiyay dhibka ay leedahay cabsida Allaah oo la hilmaamo.

Sidoo kale wuxuu sheekhu si mugleh uga hadlay midnimada iyo isu tanaasulka umada soomaaliyeed ee halganka ku jirta laga rabo.

Wuxuuna kubooriyay in la sii xoojiyo xidhiidhka halgamayaasha dhexdooda ah iyo dadaalka ay Coriyada ku baadi goobayaan.

 

ONA / Goday.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay