Ugaas Cabdiraxaan Ugaas Muxumed Ugaas Qani oo Kalmado Soodhawayn ah oo Mug Leh Jeediyay.

Ugaaska oo sacab iyo sawaxan kusoo fuulay masraxa makarafoonku yaalo isagoo kuhadlaya magaca Bulshada Gobalka Shabeele soo dhawayn waafi ah iyo qalbi furnaan kusoo dhaweeyay wufuudaha kala duwan ee heer walba leh ee Dunida dacaladeeda & ogaadeeniya qaybaheeda kakala yimid isla markaasna kusoo gurmay Magaalada Godey ee uu bulshadeeda ugaaska uyahay.

Wuxuu kufaanay GODAY iyo ONLF oo israacday waxay samaynaysaa micno wayn.

ONA / GODAY.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay