Gudoomiyaha xisbiga Garsoor ee ka dhaqdhaqaaqa qaranka soomaliya Dr. Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamuud oo Kalmado Looriyaaqay Jeediyay

Xildhibaanka oo hadalo  cajiib ah madasha kuxardhay wuxuu shacabkii madasha fadhiyay lawadaagay salaan sare oo uu kawaday Shacabka Soomaaliyeed, Labada aqal ee baarlamaanka soomaaliyeed & Dawlada soomaaliyaba.

Sidoo kale Xildhibaanku wuxuu sheegay in ONLF & isaga isugu Danbaysay Magaalada Dekem-Xaara ee dalka ereteria kaasi oo kal hore lagu qabtay shirkan kiisii 3aad ee JWXO. marti sharafna ku ahaa Xildhibaanku.

Wuxuu xildhibaanku sheegay in ONLF aynan masuul ka ahayn Ogaadeeniya oo kaliya laakiin ay matasho rabitaanka shacabka soomaaliyeed oo dhan.

Wuxuu ku booriyay sii adkaynta halganka laba jabaarka Midnimada iyo adkaynta xidhiidhka bulshada soomaaliyeed.

ONA / GODAY.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay