Waxaa mar kale hoolka Shirarka ee Kuliyada Beerada ee Magaalada Godey ee Xarunta Gobolka Shabeelle kasii socda shirwaynihii JWXO kadib nasasho yar oo lagalay oo salaadii & qadadii lagusoo gutay.

Shirka galabta furmay ayaa lagaga hadli doonaa qodobo ka mid ah ajandayaashii shirwaynaha ee ladoonayo in ay ergadu kadoodaan, kuwaas oo sida ay gudiga shirka ku wargaliyeen galinkii horeba.

Shirka oo sida muuqata siisocon doona ayaamaha soosocda hadii Alle Idmo ayaa galay xiligiisii ugu muhiim sanaa, waxayna ergooyinku xaqiijin doonaan Xeerarka Jabhada ee kala duwan, qaab dhismeedka Ururka istiraajida Jwxo iyo Halgamaha xilka Gudoomiyaha JWXO qaban doona.

Wixii kasoo kordha howlaha shirka kala Soco Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA).

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay