Gudiga Doorashada Shirwaynaha JWXO ayaa hada kujira sharaxaada habka loogu codaynayo musharixiinta xilka Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO).

Gudiga ayaa sheegay in ay doorashadu tahay mid qarsoodi ah, waxaana ergada hortooda yaala sanduuqii lagu Codayn lahaa, iyadoo xubnihii kashaqayn lahaana ay diyaar yihiin.

Doorashadan oo ah mid aad udaah furan ayaa bilaaban doonta goor dhaw hadii Alle Idmo, waxaana Hoolka Shirarka fadhiya Marti sharaf dusha kala socota habka ay doorashadu udhacayso.

Wixii kasoo kordha kala soco Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA).

ONA Godey.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay