Waxaa Shir howlo badan lagu qiimaynayay laguna kala warqaadanayay yeeshay xubnaha Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO).

Shirkan oo Kadhacay Xafiiska Gudoomiyaha JWXO ee Dulqabow ayaa saacado badan socday, waxaana lagu qiimeeyay shirwaynihii JWXO ee dhawaan kusoo dhamaaday Magaalada Godey ee Xarunta Gobolka Shabeelle.

Shirkan ayaa ahaa kii ugu horeeyay ee Xubnaha Golaha Dhexe ee JWXO ay yeeshaan tan iyo intii uu qabsoomay Shirwaynihii JWXO ee kadhacay Magaalada Godey.

ONA Jigjiga.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay