Wafti Balaadhan oo katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa si diiran loogusoo dhaweeyay Tuulada Dawaco-dhacday oo Dagmada Boodalay ee Gobolka Qoraxay katirsan.

Waftiga ayaa dadka shacabka ah ee kudhaqan Tuulada Dawaco-dhacday kula hadlay badhtamaha Tuulada, waxayna waftigu shacabka ree Dawaco-dhacday ugudbiyeen fariinta rasmiga ah ee JWXO iyo mowqafka xalaasha ah ee Dalka ay kumaamuli doonto hadii Alle Idmo.

ONA.
Dawaco-dhacday.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay