Wafti balaadhan oo katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa lagusoo dhaweeyay Tuulada Samu oo Dagmada Danood ee Gobolka Doollo katirsan.

Waftigan oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta JWXO Mudane Axmedyaasiin Sh Ibraahim, ayaa shacabka ree Samu siiyay warbixin dal iyo dibad ah.

Halgame Axmedyaasiin Sh Ibraahim oo Socdaal kumaraya Gobolka Doollo ayaa shacabka uga warbixinaya Nidaamka Madhamar oo ah mid inagu cusub Isla markaana aan wax dan ah usoo wadin Jabhada ONLF na ay mowqaf cad kaqaadatay.

Wixii kasoo kordha socdaalka Waftiga JWXO ee Gobolka Doollo kala Soco Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA).

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay