Waxaa Dagmada Garbo ee Gobolka Nogob gaadhay Wafti balaadhan oo kasocda Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO).

Socdaalka Waftiga Culimada ee Gobolka Nogob ayaa salka kuhaya abaabul guud oo bulshada Soomaalida Ogadenia ah iyo udiyaar garowgii Shirwaynaha Ururka Culimo Ow-diinka.

Waftiga ayaa hadii Alle Idmo Socdaal Kumari doona Dagmooyinka Gobolka iyagoo bulshada kala hadli doona arimo badan oo Wacdi iyo wacyi galin isugu jira.

Wixii Kasoo kordha socdaalka Waftiga Culimada kala soco Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA).

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay