Waxaad Dhowaan daawan Doontaan Sawiraan iyo Video laga diyaariyay Kulankan iyo Anbabaxa Banaanbaxa Pritoria.

waxaa guul kusoo dhamaaday shirar iyo qabanqaabo isdabojoog ahaa oo maalmihii lasoodhaafay kasocday xarunta jaaliyada somalida ogadenia ee (JOKA) shirarkan ayaa waxaa loo qabtay xubnaha joka oo kufalan qayn

hayay habkii ay uga hortagilahaayeen dhiigyacab maleszinaawi oo 24 bishan oo kusoo aadan in uu khudbad kajeediyo casimadda waddanka south afrika ee (pretoria).

shirarkan waxaa qaybka aha qaar kamid ah faracyada JOKA hadaba isla anbabaxii dadwaynaha ayaa waxaa iyana goobta soo xaadiray dhamaan Saxaafada wadanka sida : E NEWSTV, DAILYSUN, HIRRALL NEWS iyo qaar

kale oo badan dadka ayaa buuxdhaafiyay jidadka magaalada Uitenhage iyaga oo ay kamuuqato shucuur aad uheersaraysa.

jaaliyada ayaa dadkan udiyaarisay basas aad utiro badan, sidookale socdaalka ayaa bilowday maanta oo ay qaybtii ugu horaysay kadhaqaaqday xarunta JOKA halka lafilayo in qaybta ugu dambaysa ay ka ambabaxdo 18

ka saac ee fooda innagusoo haya.

Wakaalada wararka Ogadeniya Muuqaalo ay ka diraasiay Goobtaas ayaad daawan doontaan saacadaha innagu soo socda Haddu Allaah idmo.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay